Sii-hayaha Duqa Muqdisho oo Magacaabay guddi ka kooban Sagaal xubnood (Akhriso)

Sii hayaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad-alle (Ibraahim dheere) ayaa magacaabay Guddiga xil-wareejinta Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna caasimadda Muqdisho. Wareegto ka soo baxday xafiiska Ibraahim dheere ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka ka kooban 9 xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Shiikh Cumar Xuseen Maxamed. Hoos ka akhriso Wareegtada Xafiiska … Continue reading Sii-hayaha Duqa Muqdisho oo Magacaabay guddi ka kooban Sagaal xubnood (Akhriso)